Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Sheegay in Dhalinyaro Badan laga shaqaaleysiin Doonaan Gobolka Banaadir (Daawo Muuqaal)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir  ay shaqaaleysiiyaan ku dhawaad 1000 qof oo ka mid ah dhalinyaradda...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Dalkan Mustaqbal buu leeyahay, Dhalinyaraduna Waa Milkiilayaasha Dalka”

Muqdisho, 13 August 2017 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay ka qeybgalay xaflad si heer sare ah loo soo...

R/W ku xigeenka Soomaaliya oo ka Qayb galay Xuska Maalinta Dhalinyaradda Aduuka.

Muqdisho, August 12, 2017….. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khader) ayaa maanta ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga...

Soomaaliya oo laga ciribtiray Cudurka Dabeysha (Qormo)

Sanad walba, 24 bisha Oktoobar waxaa la xusaa “Maalinta Cudurka Dabeysha”. Guddiga Dabagalka Madax bannaan ee Cudurka Dabeysha, ayaa ku kulmay Magaalada London bishaan...

Dabaal degyo lagu taageerayo Guushi Uhuru Kenyatta oo ka soconaya Nairobi

Wixii ka dambeeyey markii lagu dhawaaqey in doorashadii dalka Kenya ka dhacday uu ku guuleystay Madaxweyne Uhuuru Kenyatta ayaa waxaa soconayay banaan baxyo ballaaran...

Ugu Akhris Badan