Wararka

Guddiga difaaca ee golaha shacabka oo K/Afrika shir kaga qeybgalay

Wafdi ka socday wasaaradda gaashaandhigga iyo guddiga difaaca ee golaha shacabka jamhuuriyadda Soomaaliya oo Koofur Afrika howlo shaqo u joogay ayaa la kulmay xubna...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka oo ka qayb-galay xil wareejinta Hanti dhowrka qaranka

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qayb-galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Hanti dhowraha cusub ee Soomaaliya...

Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Sports-ka oo sheegtay in la dayac tirayo Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho

Wasaaradda Dhalinyadda iyo Sports-ka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in ay diyaarisay qorshihii lagu dhisi lahaa Garoonka Ciyaaraha ee stadium Muqdisho. Wasiirka...

Wasiirka Waxbarashada Dowladda Soomaaliya oo shaaciyey in ay heleen Deeqo Waxbarasho

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay heleen Minxooyin Faro badan. Wasiirka ayaa sheegay in Minxooyin Badan...

Mo Farah oo ku guuleystay Kaalinta Labaad ee Orodka 5,000M.

Orodyahanka asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya balse u orda Britain, Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa xalay ku guuldareystay inuu hanto billada dahabka orodka shanta...

Ugu Akhris Badan