Wararka

Madaxweyne Geelle oo dhambaal hambalyo ah u diray Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha jabouti mudane Ismaaciil Cumar “Geele” ayaa u diray hambalyo dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo markale dib loo doortay. Madaxweynahu waxa uuna ugu baaqay...

Shirka hey’addaha garsoorka oo qodobo muhiim ah looga hadlay

Shirkii billlaha  ahaa ee hay’adaha  garsoorka oo lagu qabtey xarunta maxkamadda Sare waxaana ka soo qeyb galey wasiirka wasaarada cadaalada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xeer...

Wasaaradda arrimaha dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay maamulka G/Banaadir

Wasaaradda arrimaha dastuurka ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista dastuurka la yeelatay maamulka gobolka Banaadir. Kulanka oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo maanta hortagay Golaha Shacabka JFS

Gudoomiye  kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka mudane C/wali Sheekh Ibraahim  ‘’Muudey’’ oo shir gudoominayay kulanka golaha shacabka ah ee maanta,  ayaa sheegay in Xildhibaano...

Madexwayne Farmaajo “DFS waxaa ka go’an in ay joogteyso dadaallada lagu ciribtirayo cudurrada dilaaga ah oo ay dabeyshu kamid tahay”

Muqdisho,13 Ogosdo 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan dalka muddadii sadexdii...

Ugu Akhris Badan