Wararka

Xaalada Barakacayaasha ku nool degmada Xeraale oo laga dayrinaayo

Muqdisho (SONNA) Iyadoo deegaano dhaca koonfurta iyo bartamaha Dalka ay ka jirto Abaar saamaysay dadka iyo duunyada ay dhaqdaan ayaa waxaa ka mid ah deegaanada...

Ciidamada Amaanka Puntland oo Hawlgalo ka sameeyey Magaalada Boosaaso

Boosaaso (SONNA) Ciidamada Amaanka Maamulka Puntiland oo Maalinkii labaad hawlgalo iyo baaritaano ka wada xaafado ka tirsan Magaalada Boosaaso, Iyadoo Ciidamada ay ku guulaysteen inay gacanta...

Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo la kulmay mas’uuliyiin ka socotay hay’adda UN Habitat.

Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose  Cabdirashiid Cabdulaahi Cali “Gooni” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiin ka socotay  hay’adda UN Habitat. Kulanka waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha...

Xiriirka kubada Miiska oo tababar heer caalami ah u furay garsoorayaasha kubadda Miiska ah

Xiriirka  Soomaaliyeed ee kubadda Miiska ayaa  magaalada muqdisho   tababar heer caalami ah uga furay  garsoorayaasha kubadda  Miiska, waxaana xaflada furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin...

Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay Gobolka Virgina ee Mareykanka

Virginia(SONNA) Mudane Xasan Cali Khayre Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan Dalka Mareykanka  ayaa xalay gobolka Virginia kula kulmay qaar ka mid...

Ugu Akhris Badan