Wararka

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray marti gelinta shirka Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Kulankan...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Maanta Wuxuu dalkeenu ku socdaa Jidkii horumarka iyo dhismaha Ciidanka”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray xarunta Tababarka Ciidanka Xoogga Dalka ee Muqdisho

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xarigga ka jaray xarunta tababarka ciidanka xoogga dalka ee magaalada...

Qadar oo soo dhaweysay  Arrimha Xuquuqul  Insaanka ee Somaliya.

Dowladda Qadar ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay  inay dib u cusboonsiin doonto is garab istaagga shacabiga iyo xukuumadda Soomaaliya,isla markaana ay  ka...

1400 oo caruurta Rohingaha ah oo galay Bangaladesh

In ka badan 1400 caruurta rohingaha ah ayaa ka talaabay xadka dalka Bangaladesh,kuwaas oo ka cararaayey xasuuqa dawladda Burma ku hayso dadka wadankaas u...

Ugu Akhris Badan