Wararka

Joint Communiqué Issued During the Official Visit of President Farmaajo to Ethiopia

Upon the invitation of H.E. Hailemariam Dessalegn, Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia, H.E. Mohamed Abdullahi Mohammed, President of the Federal...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxaa soo dhoweeyay wafdiga madaxweynaha...

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Galmudug oo tartan ah isdhexgalka dhalinyarada ku soo gunaanaday Caabudwaaq

Tartankan ciyaareed ee Nabadda iyo ishex galka dhalinarada oo ay kawada qayb galeen kooxo ka kala socday xaafaaha Degmada Caabudwaaq ayaa ciyaartii u dambaysay waxaa isugu...

Suxuufiyiinta Soomaaliyeed waa geesiyaal naftooda u hura dalkooda

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay saxaafadda ugu hambalyeynaysaa maalinta caalamiga ah ee Xoriyadda Hadalka iyo Fikirka (Freedom of Expression) ee 3da May, 2017. Soomaaliya...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay Ee Galmudug

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee  Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo Maanta Lagu doortay  Magaalada Cadaado...

Ugu Akhris Badan