Wararka

Wadamada Faransiiska iyo Canada iyo Dalal kale oo looga boroordiiqayo Qarixii Soobe

Magaalooyin badan oo kamid ah dalalka Caalamka ayaa waxaa ka dhacaya boroordiiq loo sameynayo shacabkii Soomaaliyeed oo ku dhintay Qarixii ka dhacay Isgoyska Soobe...

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Sudan oo furtay buugga Tacsida Qaran “SAWIRRO”

Safaaradda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Koonfur Sudan ayaa furtay Buugga tacsida Qaran Sida uu xaqiijiyay Sii-hayaha ahna Xog-hayaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya magaalada Juba ee caasimadda...

Madaxweyne Jahmhuuriyadda oo dhambaallo tacsi ah ka helay qaar ka mid ah dalalka Caalamka

  Muqdisho (SONNA), 16 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jabuuti iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho soo gaaray “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay  ee  Jabuuti, Dr jaamac Cilmi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dhaqaatiir ay qeyb ka yihiin...

Agaasimaha SONNA oo Sacuudiga kulan kula qaatay Madaxda qaar kamid ah Wakaaladdaha Wararka Dalalka Islaamka “Sawirro”

Jiddah (SONNA) Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Cabdulaahi Sheekh Cabdiraxman Heybe iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee ku sugnaa Magaaladda Jiddah ee Dalka Sacuudiga,...

Ugu Akhris Badan