Wararka

600 qof oo muhaajiriin ah oo laga badbaadiyay

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ciidamadeeda oo kamid ah howlgalka Midowga Yurub ee ilaalada biyaha caalamiga ah, ay bad baadiyeen ilaa 600 qof oo...

Madaxweyne C/weli Gaas”Xafiiska UNSOM wax badan ayuu ka qabtey deegaanada Puntland

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Madaxtooyadda Garoowe casho sharaf ugu sameeyey wefti uu hogaaminayo madaxa xafiiska UNSOM Puntland Mr. Howard...

Guddoomiye Jawaari “Barlamaannada Afrika waxay isku raaceen wax u qabashada dhallinyarada”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in ku heshiyeen Baarlamaannada Afrika sidii loo xoojin laha wax u qabshada dhallinyarada...

Booliska Gaalkacyo oo soo qabtay kooxo ka ganacsada maandooriye

Ciidamada booliska magaalada gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa  ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan kooxo muddooyinkii u dambeeyay ay ciidamadu ku...

Midowga Yurub oo sheegay inuu bixiyay Mushaaraadka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed.

Kulankaan uu soo qaban qaabiyay Xafiiska Hormarinta Midawga Yurub u qaabilsan Soomaaliya oo ay ka qeyb gashay Safiirka Midawga Yurub u fadhiya Soomaliya Faroonika  loranse,...

Ugu Akhris Badan