Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa magaalada Qaahira ee dalkaas  ku siyaartay hoyga Qaahira uu...

Shirka goliyaasha deegaanada Jubaland oo Kismaayo ka furmay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta DFS Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa goordhow...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo imtixaan u furey arady cusub oo ku biiraya Jaamacadda Umadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre ayaa furay imtixaan laga qaadayo qaar kamid ah ardayda dugsiyada sare ka soo baxday,kuwaasi oo...

Labo markab oo shil ku galay Dekedda Berbera

Mas’uuliyiinta Soomaaliland ayaa sheegay in ay isku dhaceen laba Markab oo ku xirnaa Dekedda magaalada Berbera ee Maamulkaasi. Shilkani oo dhacay habeenimadii xalay,ayaa warku intaa...

“Faallo” Isbedel Aad loogu Baahnaa In La Arko!!!

Tan iyo intii ay Dhalatay Dowladda Shacabka ee ay Hogaaminayaan Mudane Max’ed C/llaahi Famaajo Madaxweynaha JFS,  Iyo  Ra’iisul wasaare  Xasan Cali Khayre, waxaa guud...

Ugu Akhris Badan