Wararka

QM oo cambaareysay go’aanka Madaxweyne Trump

Newyork(SONNA) Kadib shir deg deg oo ay isugu yimaadeen Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa kaasi oo looga hadlayay Arinta Qudus ayaa dalalka...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ganacsato ka socda Afrika ay maalgashi u imaan doonaan Soomaaliya

Masar(SONNA) Magaalada Sharmal Sheekh ee Dalka Masar ayaa waxaa weli ka soconaya shirkii looga hadlayay arrimaha ganacsiga Qaaradda Afrika,iyadoo hoggaamiyaasha Afrika ay diiradda saarayaan...

R/Wasaare Khayre”Ciyaaraha waa guul iyo horumar bulshadu ay ku socoto”

Muqdisho(SONNA) Iyadoo magaalada Muqdisho uu si rasmi ah uga bilowday tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee Dowlada Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa madaxda dowladda Soomaaliya...

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda fog ee magaalada Barakeysan ee Qudus?

Qudus(SONNA)Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo Yuhuudda. Qudus,...

Rabshado xoog leh oo ka socda Qudus iyo Falastiiniyiinta oo gubey calamada Mareykanka iyo Israel+Sawirro

Qudud(SONNA) Kumanaan shacabka muslimiinta reer Falastiin ayaa bilaabay bannaan baxyo looga soo horjeedo go’aanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday in ay...

Ugu Akhris Badan