Wararka

Guddoomiyaha G/banaadir oo Talyaaniga uga qeyb galaya shirka horumarinta magaallooyinka Africa “Sawirro”

Roma (SONNA),  Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray magaaladda Rome ee caasimadda dalka...

Madaxweynaha JFS oo la kumay Culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday dalalka Kenya iyo Uganda “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta la kulmay  Culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii dhaqaale uruurinta ka waday...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2018

Kulan deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018 Shirka oo...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga dib-u-eegista la socodka Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga madaxa-banaan ee Dastuurka oo gaaray heshiis is faham iyo wada shaqeyn

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Aqalka sare Abshir...

R/wasaaraha Soomaaliya  oo furay shir looga hadlayey fududeynta habka canshuur bixinta 

  Muqdisho (SONNA), R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya,  Mudane Xassan Cali Kheyre iyo Wasiirka Maaliyadda Mudane C/raxmaan Bayle, ayaa si wada jir ah uga...

Ugu Akhris Badan