Wararka

Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo qaban-qaabineysa shirweynaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Jabuuti

  (Muqdisho, Febraayo 6, 2018) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb galayaan shirkadaha isgaarsiinta ee dalalka...

Madaxweyne Farmaajo oo u furay shirka golaha amniga Qaranka

Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana looga hadlayaa Xaaladda guud...

eedaysanayaal loo haystay Qaraxii Soobe oo Maxkamadda Ciidamada qalabka sida xukuno kala duwan ku riday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukuno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October ka dhacay Isgoyska Zoobe ee...

Shirka Amniga Qaranka oo lagu wado in maanta uu ka furmaya magallada Muqdisho

Shirka Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlada Goboleedyada loogana hadlidoona arrimo badan,sida u...

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay Danjiraha QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaakulan la qaatey Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada...

Ugu Akhris Badan