Wararka

Maxaa laga Dhaxley Safarkii Socdaalka Nabad ee Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

  Muqdisho, 24 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda...

Wasaaradaha Arimaha Dastuurka iyo arimaha gudaha oo kulan la qaatey Gudiga madax banaan ee doorashooyinka

Kulan wadajir ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Guddiga Madaxbanaan ee...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo qudbad ka jeedin doona shirka dhaqaalaha Aduunka

Ra’iisul wasaaraha Xakuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyo...

Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo isbaddel ku sameysay wakiilladii u joogay Safaaradaha dibedda

Warkaan oo ka soo baxay xafiiska wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Maxame Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa lagu shaaciyey in shaqadii laga joojiyey 14,...

Ugu Akhris Badan