Wararka

Ra’iisulwasaare Kheyre “Soomaaliya oo deymaha laga cafiyo ayaa caalamka la jaanqaadi karta”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta si ay...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatey jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool Turkiga

Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga  Waxaa kulan ku yeeshay Godoomiya Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (jawaari) iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka...

Shirka ka faa’iideysiga qayraadka Dalka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho (Sawirro)

Waxaa Magaaladan Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir weyne Qaran oo looga hadlayay siyaasadda sugnaanta cuntada iyo horumarinta Beeraha Dalka Soomaaliya. Shirkan oo socday muddo Saddex...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo Itoobiya shir kaga qeyb-galaya…

Magaalada Addis-Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wada in maalinta beritu ah uu ka furmo shir u dhexeeya Wasiirada Arrimaha dibadda ee...

Trump oo loo jeediyay in uu xayiraadda ka qaado Soomaalida..

Ergayga gaarka ah ee hay’adda qaxootiga adduunka ugu qaabilsan Soomaalida, danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa ugu baaqay dawladda Maraykanka inay ka laabato go’aankaas, isagoo...

Ugu Akhris Badan