Wararka

Ra’isul wasaare Kheyre oo la kulmay madaxda wadamada Canada iyo Ruwaanda (sawirro)

Isaga oo ka qeyb galaya shir looga hadlayo dhaqaalaha adduunka oo ka socda wadanka Switzerland  ayuu ra'isul wasaare Xasan Cali Khyre la kulmay dhowr...

Dowladaha Norwey iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya (sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Addis Ababa Wasiiradda Arrimaha...

Mr Keating oo ku ammaanay Soomaaliya dadaalada dhaqalaha, siyaasadda iyo xallinta khilaafaadka,,

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo la hadlay golaha amniga ayaa sharaxay waxa Soomaaliya ay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya (sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Addis Ababa Dhiggiisa Ethiopia...

Horjoogo Al-shabaab ah oo ka sheekeynayo waayihiis xumaa…

Nasteh ayaa si qarsoodi ah uga dhex shaqeeynaayay maleeshiyada Al-Shabab , Nasteh waxaa uuna xogaha u soo gudbin jiray horjoogayaasha Alshabaab ugu sarsareeyo, waxuuna...

Ugu Akhris Badan