Wararka

Shacabka Dhuusamareeb oo soo dhoweeyay Heshiiskii Maamulada Galmudug iyo Ahlu-suna

Muqdisho(SONNA);-- Shacabka ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii shalay ay magaalada Muqdisho  ku gaareen Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna...

UK oo la wareegtay Hoggaanka ilaalinta Xeebaha Soomaaliya+Sawirro

Jabuuti(SONNA):-- Dowladda Britain ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha dalkeena Soomaaliya. Munaasabad lagu qabtay Markab kuwa dagaalka ah...

Wasiir Yariisow oo ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Gaduudo Carwo

Muqdisho(SONNA):-- Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Eng: C/raxman Cumar Cismaan “Yariisoow” ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta...

Madaxweynaha JFS oo shir guddoomiyay shirka hannaanka dib u eegista dastuurka+Sawirro

Muqdisho(SONNA):---Madaxweynaha Jamhuuriyaradda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay hannaanka dib u eegista dastuurka oo xalay lagu qabtay xarunta...

Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe oo heshiis midnimo ku kala saxiixday Muqdisho+(Sawirro)

Muqdisho, Disembar 06, 2017: Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Maamulka Gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa heshiis taariikhi ah oo ay ku midoobayaan  ku...

Ugu Akhris Badan