Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Mas’uulin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa maanta xarunta Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho...

Shirka Madasha Horumarinta Galmudug oo ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Madashan Wadatashiga Horumarinta Galmudug ayaa waxaa ka soo Qeybgalay Ganacsato aad u fara badan kuwaasoo danaynaya Maal Gashiyada Deegaanada Galmudug. Waxaa Halkaasi ugu horayn ka...

Duqa Muqdisho oo Ankara kula kulmay Mas’uuliyiin dowlada turki

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Ankara ee...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo kormeer ku tagay Isbitaalka Erdogan ee Ex Digfeer kulane la qaatay madaxda isbitaalka iyo bukaanada ku jira

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Ra”iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa ujeedada kormeerkiisa waxa ay ahayd u kuurgalida Xaalada caafimaad ee dadka ku jira Isbitaalka iyo qaabka wax...

Maxkamada sare ee CQ oo ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada 1-aad ugu xukuntay Ex-G/Sare C/naasir Xoosh Maxamed

Maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta ku raacday xukunkii dilka ahaa ee horay Maxkamada darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ay ugu...

Ugu Akhris Badan