Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Date:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta ku daahfureysa caasimadda Muqdisho 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐤𝐨𝐫𝐨𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚: Tayeynta Xaqiijinta Xogta, Xirfadaha Sheeko-sameynta iyo Xiriirka Isku-haynta Bulshada.

Siminaarkan ayaa isu keenaya saraakiisha warbaahinta iyo xiriirka dadweynaha ee Wasaaradaha iyo hey’adaha dowladda, Wariyeyaal ka tirsan hey’adaha warbaahinta gaarka ah iyo dhalinyarada saameynta togan ku leh baraha bulshada.

Arrintan ayaa looga gol leeyahay kor u qaadista wacyiga dhalinyarada iyo helidda warbaahin mas’uul ah oo ilaalisa qiyamka bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...