Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka ka codsaday inay afuriyaan walaalahooda tabaaleysan

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed hambalyo ku aadan bilshada bisha Barakeysan ee Ramadaan,...

Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale oo ka qeyb qaadanaya ololaha Nadaafadda

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed, sareeyaal ka tirsan ciidanka , jiilka cusub ciidanka booliska ayaa maanta si garbo siman waxa ay ka sameeyeen banaanka horre...

Maamulka Degmada Heliwaa oo furay waddooyin muhiim ah

Iyadoo maalintii shalay madaxda sare ee Dalka ay ku howlanaayeen Nadaafadda magaalada ayaa olole midkaas la mid ah waxa uu ka socday Degmada Heliwaa...

Faallo: Safarada Madaxweynaha ee dibadda (Yuusuf Garaad)

Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah.  Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay...

Rwanda oo ka furmay shir loogo hadlayo isku socodka xorta ah ee Dadyoowga Afrika

Waxaa magaalada Kigali ee Caasimadda Dalka Rwanda ka furmay wajiga labaad ee Shirka dhamaystirka Hab-maamuuska Qabyo qoraalka isku socodka xorta ah ee Dadyoowga Africa...

Ugu Akhris Badan