Wararka

Dugsigii Jeneraal Goortan oo laga dhigay Kuliyad ciidan

Ciidammada ay tababareen walaalaha Imaaraadka Carabta oo loogu magac daray guutada Daljir kaddib markii maanta Kuliyadda Tababarada ciidammada ee Jeneraal Goordan uu kormeeray Abaanduulaha...

Gudiga Doorashada Gudoomiyaha golaha shacabka oo lagu dhawaaqay maanta

Mudanayaasha Golaha Shacabka JFS ayaa maanta waxay kulan iskugu yimaadeen xarunta Golaha Shacabka , kulankaan ayaa waxaa Shir Guddoominayay Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacbka...

Wasiirka Aminga Xukumada Soomaaliya oo sheegay in dhawaan shirka amniga lagu qabanaayo garoowe

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlada Goboleedka Puntland waxaa lafilayaa in dhawaan uu ka qabsoomo shir looga hadlayo amniga dalka kaasi oo ay isugu imaanayaan...

Gudoomiyaha Aqalka sare oo kulan sagootin ah u sameyay Madaxda Barlamaan Gobolleedyada

Casho sharaftaan uu guddoomiyaha  Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxay ahayd mid sagootin iyo dar daaran ah. Cashada kadib ayaa waxaa goobta...

Shir looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho

Shirka looga hadlayo Badqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo maanta ka dhacay Muqdisho waxaa ka qeyb galay madax katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana madaxda ka qeyb galeysa...

Ugu Akhris Badan