Wararka

Degmada Mahadaay oo kamid noqotay meelaha uu ku fatahay wabiga Shabeelle.

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax oo la hadlay Radio Muqdisho,ayaa sheegay in Fatahaada Wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanada hoos yimaada degmadiisa...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa dalka Jabuuti

Djibouti (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta kulan gaar ah la...

Aqalka sare oo 50 kun oo dollar kaga qeyb qaadanayo gurmadka fatahaayada wabiyada Jubba & Shabelle

Muqdisho(SNTV); Xildhibaanada Golaha Aqalka sare oo maanta kullankoodii caadiga ahaa isugu yimid ayaa waxay kaga hadleen Fatahaada Wabiga Shabeelle iyo sidii loogu gurman lahaa...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar ku soo geba gebeysay Magalada Boosaaso

Boosaso(SNTV) -Tababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa Xuduudaha Dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3 maalmood ka socday magaalada Boosaaso ayaa lasoo gabgabeeyey,waxaana ka...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo gaartay Dalka Kuwait

Kuwait(SNTV) Wafdiga Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa si diiran waxaa garoonka diyaaradaha ugu soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Dhalinyarada Dhaqanka...

Ugu Akhris Badan