Wararka

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku soo dhoweeyay Guddoonka Gollaha Shacabka

Muqdisho(SNTV);- Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddoomiyaha cusub...

Gen. Bashiir Ameeriko oo kulan dhiiri gelin ah Djibouti kula qaatay Kooxda Kubadda Cagta ee Banaadir Sports Clup

Djibouti (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kediye, ayaa kulan...

Golaha Wasiirada XFS oo maanta ka hadlay arrimaha Fatahaada iyo Ansixinta Hab-Maamuuska xeer lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa

Muqdisho, May, 06, 2018—- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya,...

Kulan looga hadlayo qabya qoraalka Sharciga Doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Kulankaan oo inta uu soconayo  looga doodayo qabya qoraalka sharciga doorashooyinka qaranka waxa ka qeyb galaya sharci yaqaano, aqoonyahano iyo gudiga doorashooyinka, si...

Kulan dhexmaray Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Ururada Dhallinyarada

Muqdisho(SNTV);- Masuuliyiin katirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay ka qaybgaleen...

Ugu Akhris Badan