Wararka

Maxaa kala qabsaday Dhahar & Hodan???

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 1-aad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadan  qeybtiisa labaad ayaa caawa waxaa ku wada ballansanaa Dhahar iyo Hodan oo ka kala...

Tacsi, Marxuum, Maxamed Sheekh Xasan Cusmaan

Muqdisho, May 18, 2018 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, Wasiiru dowlaha H.E....

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid AU Maxamed Sheekh Xasan Cusmaan

Muqdisho(SNTV):—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Mudane, Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyskii Eheladii,Asxaabtii iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah u...

Duufaanta Sagar oo Dad ku dishay Gobolka Bari

Muqdisho-(SNTV)- Ugu yaraan Laba Qof oo uu mid ahaa ganacsade lagu Magacaabi jiray Allaha u naxariistee, Abshir Jaamac Faarax ayaa ku geeriyootay Dad intaa...

Roobab Dabeylo xoog leh wata oo ka bilowday Puntland iyo Soomaaliland

Muqdisho(SNTV)-Sida ay saadaalinayaan khubarada saadaasha hawada, dabeylo ka kacay gacanka cadmeed ayaa isu beddelay duufaan xoog leh oo saameyn ku yeelatay qeybo ka mid...

Ugu Akhris Badan