Wararka

Musharax Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ku guuleystay Doorashada kursiga ka banaan golaha shacabka

Kursigaan waxaa ku tartamayey Sadex Musharax oo kala ah Cabduulaahi Faarax Weheliye, Maxamed Cilmi Afrax iyo Cabdulle Faarax Xirsi. Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa helay Codad...

Shirka 29-laad ee jaamacada Carabta oo maanta ka furmayo magaallada Dammaam ee Dalka Sacuudiga

Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga waxaa maanta oo Axad ah ka furmaya shir madaxeedka 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo...

Raa’iisulwasaraha Soomaliya oo kulan amniga dalka la qaatay maamulka Gobalka Banaadir iyo Ciidanka Polic-ka

Kulankaan ayaa looga hadlay howlaha Ammaanka Caasimada iyo siddii loo dardar gelin lahaa waxaana kulanka aragtiyo kala duwan oo amniga ku saabsan isku dhaafsaday...

Shirkii watatashiga warbaahinada soomaaliya ee garoowe ka socday oo war murtiyeed laga soosaaray

Shirkan, waxaa si habsami leh u furay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdihakim Cabdullaahi Cumar (Cameey) Sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay Ku simaha...

Madaxweynaha Jamuuriyada Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaaladda Dammaam ee dalka Sucuudiga, halkaas oo uu...

Ugu Akhris Badan