Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi u kuur galaya fatahaadaha dalka.

Muqdisho(SNTV):–Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golaha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, waxaa maanta looga hadlay...

Ogow “Natiijada tar-tan aqooneedkii dhex maray Waabari VS Xamar-jajab “..

Muqdisho (SNTV)- Habeenkii ugu horreeyay ee tar-tan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan waxaa  nasiib u yeeshay in lagu furo degmooyinka Xamar-jajab iyo Waabari ee...

Duqa Muqdisho oo ay wehliyaan wasiirada wax-barashada iyo Warfaafinta ayaa si wadajir ah u furay Tartan aqooneedka bisha Ramadaan.

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho,  Wasiirada wax barashada & warfaafinta, agaasimaha guud ee Wasaradda warfaafinta, Agaasimaha Tv-Qaranka & Agaasimaha Radiio Muqdsho ayaa furay tar-tan aqooneedka...

Duufaan kusoo fool leh Soomaaliya oo laga digay

Muqdisho-(SNTV)-Hay’adda Cunnada iyo Beeraha Adduunka ee FAO ayaa ka digtay Duufaan xooggan oo loogu Magac daray ONE, taas oo kasoo ruqaansatay Waqooyiga Bad weynta...

Golaha Wasiirada oo ansixiyay sharciga Duulista iyo Hawada

Muqdisho, May 17, 2018— Shirka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir gudoomiyay Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa lagu ansixiyay...

Ugu Akhris Badan