Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku tegay Kenya

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saaka ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha...

151-dhalinyaro laga soo daayay xabsiyada Libya oo Muqdisho soo gaaray

Dhalinyarada Liibiya laga soo celiyay waxa ka muuqday dhibaatooyinkii ay kala soo kulmeen Magafayaasha qaarkood markii ay diyaarada ka soo dageen inta ay socon...

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Raggii weeraray Hotel Naasa Hablood2

Muqdishu (SNTV)-28-kii October 2017 ayay aheyd xilli galb gaab ah saacadda Muqdisho markii maleeshiyada ka tirsan Al-sabaab ay weerar isugu jiro Ismiidaan iyo dagaal...

Maxaa kala qabsaday tartamayaasha degmooyinka Shangaani iyo Wadajir?

Muqdiso (SNTV)-Tartan aqooneedka caawa waxaa ku wada ballansanaa degmooyinka Shangaani iyo Wadajir oo ka wada tirsan gobalka Benaadir. Degmada Shangaani ee gobolka Banaadir waxaa la...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare

Muqdisho, 29-ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo...

Ugu Akhris Badan