Wararka

Guddoomiyaha Gobolka oo uga warbixiyey Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare qorshe hawlleedka Maamulka Gobolka Benaadir

Muqdisho(SNTV):–Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay ugu warbixiyey Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib-u-heshiisiinta iyo Xiriirka Dawlad Goboleedyada...

Duqa Muqdisho oo Daah-furay mashruuca qiimeynta bulaacadaha Caasimadda

Muqdisho, 08 May 2018 – Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daahfuray mashruuc lagu soo diyaarinayo daraasad...

Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Qoryooley ee Shabeellada Hoose

Qoryooley (SNTV) -Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Qoryooley, iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi. Siid Cali Ibraahim Xasan ayaa loo magacaabay...

Wasiirka Amniga XFS oo Finland kula kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalkaasi

Finland (SNTV)- Wasiirka Amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa  safar shaqo ku jooga dalka...

Kenya oo Lammaane Soomaaliyeed ku eedeysay Al-Shabaab

Nairobi-(SNTV)- Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Lamaane Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay xiriirro kala duwan la leeyihiin Ururka  argagixisada ah ee Al-Shabaab. Lammaanahan...

Ugu Akhris Badan