Wararka

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoonka Barlamaanka oo manta isdiiwangalinaya

Baarlamaanka Soomaaliya maanta oo isniin ah waxaa bilaabanaya is diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Is diiwaangelinta Musharaxiinta ayaa waxa ay soconeysaa...

Shirka Badqabka Suxufiga oo lagu soo gabagabeyay Muqdisho

Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Ahna Wasiir ku xigeenka H.E C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa soo xeray shirkii Badqabka Suxufiyiinta oo labadii maalin ee la soo dhaafay...

Eng: Yariisoow oo kulan la qaatay Justin Duo Gore

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo kulan gaar ah la qaatay Agaasime Gobolleedka Machadka Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka...

Taliyaha Booliska oo kormeeray Xarunta Oto-oto

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa maanta kormeeray Xaruntii isgaarsiinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee la oron jiray OTO OTO...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo daah furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda.

Muqdisho (SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee dawladda, kaas oo looga dan...

Ugu Akhris Badan