Horjoogihii Al-shabaab Axmed Diiriye ayaa la sheegay in uu geeriyoodey kaddib markii uu soo baxay war aan la xaqiijin oo sheegaya dhimasha Abuu Cubeyda.
Warbaahinta...
Waxa kaliya ee la ogyahay ayaa ah in xaaladdiisa ay aad u liidatay markii ugu dambaysay, isla markaana uu gabay masuuliyaddii ahayd hoggaaminta maleeshiyada...