Wararka

Ciidanka Booliska Soomaaliya oo loo aqoonsaday kuwa ugu wanaagsan Qaaradda Afrika.

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo arrimo shaqo u jooga dalka Mareykanka, ayaa ka qeyb galay Shir...

Baladweyne oo laga xusay Maalinta xornimada Jabuuti ee 27-ka June

Baladweyne-(SNTV)-Munaasabad lagu Xusayay 27 juun oo ah xuska malinta xuriyada Dalka Jabuuti  oo ay ka qeyb galeen maamulka saraakiisha ciidamada Amisom iyo qeybaha bulshada...

Tababarka Waxbarsahda Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo Garoowe ku soo xirmay

Garoowe-(SNTV)-Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ku soo gabagaboobay Tababarka Tababarayaasha Waxbarashada Madaniga iyo Wacyigelinta Dadweynaha ee dib-u-eegista Dastuurka oo socday muddo...

Hay’adda Socdaalka Soomaaliya oo Xafiis ka furatay Balanballe

Dhuusa-mareeb-(SNTV)-Hay’adda socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furtay Magaalada Balamballe ee Gobolka Gal-gaduud.. Munaasabadda xarigga...

hawlgalka Haddiyadda Xorriyadda oo lagu laayey Ajaanib ka tirsan Al-shabaab.

hawl qorshaysan oo Ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ka fuliyeen Magaalada Jilib ayaa lagu dilay in ka badan 30, Ka tirsan Ajaanibta Argagaixisada Alshabaab kaddib...

Ugu Akhris Badan