Wararka

Wasiirka Difaaca XFS oo la kulmay saraakiil ka socota Mareykanka, Midowga Yurub iyo Turkiga

Muqdisho (SNTV), Wasiirka wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka Mareykanka ee...

Maamulka Gobolka Banaadir oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda ee shanta Sano

Muqdisho-(SNTV)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daah furay shir soconaya muddo shan casho ah oo looga hadlayo qorshaha horumarinta Caasimadda ee shanta sano ee soo socoto,...

Madaxweynaha oo Casho Sharaf u Sameeyay Guddigii Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa waxa uu Xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf Guddigii Qabanqaabada Munaasabadihii 26ka Juunyo...

Dagaal culus oo Maleeshiyada Al-shabaab iyo dad shacab ah ku dhex maray G Mudug

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyada Alshabaab iyo dadka deegaanka ayaa ka dhacay Tuulada Caad oo hoos timaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Maleeshiyada Al-shabaab ayaa xalay...

Wadfi ka socda Dawladda Qatar Oo Qiimayn Ku Sameynaya Dekadaha Soomaaliya Ayaa la Kulmay Ra’iisul Wasaare Khayre

Muqdisho, July 03, 2018 –Wafdi ka socda dawladda Qatar oo maanta soo gaaray Caasimmadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Ra'iisul Wasaaraha Xukuummada Federaalka...

Ugu Akhris Badan