Wasaaradda Ganacsiga oo soo bandhigtay Qandaraas lagu sameynayo Calanka Jamhuuriyadda iyo midibkiisa oo sax ah

Date:

Heshiis Ganacsi oo ay  Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya la galeyso shirkadaha Soomaaliyeed ee awoodda u leh in ay sameeyaan, daabacaan oo ay dalka oo dhanna gaarsiiyaan Calanka Soomaaliyeed oo leh midibka saxda ah iyo astaamaha lagu garto.

Wasaaraddu si daah-furan ayeey u tartansiineysaa shhirkadihii soo codsada in ay ka soo bixi karaan shuruudaha warqadda wasiirka Ganacsiga uu soo saaray ku qoran.

Arrintaan ayaa meesha ka saareysa midabbada khaldan ee laga sameeyo Calanka Jamhuuriyadda  Soomaaliyeed oo shabbaha Midibka Cirka Buluugga ah.

Hoos ka akhriso Lifaaqa Qandaraaskan ganacsi ee cusub.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo diray qalabkii doorashada qof iyo codka ah ee Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray liiska goobaha codbixinta doorashada Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu...

Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo qaban...