Wararka

Duqa Muqdisho oo jaaliyadda Imaaraadka ugu baaqey inay ka qeyb qaataan horumarka Caasimadda

Muqdisho(SNTV):- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Dubai kula kulmey jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Imaaraadka oo...

Ciidanka Ururka 60aad oo kulan sagootin ah u sameeyey Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka

Muqdisho (SNTV), Ciidanka Taliska Ururka 60aad ee Ilaalada Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa kulan sagootin ah maanta u sameeyey Abaanduulaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Sarreeye...

Tartanka kubadda cagta degmooyinka oo furmay

Muqdisho (SNTV)- Waxaa   si rasmi ah garoonka Banaadir uga furmay tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018, waxaana xaflada furitaanka oo si heersare loo...

Alshabaab oo sixirooleyaashooda soo ban bixiyay

Maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab ayaa dadka ku nool deegaannada ay haystaan u soo bandhigay wax ay ugu yeereen dabbaal degyo ciidda lagu soo...

Qurba joogta Soomaaliyeed oo loogu baaqey in ay ka qeyb qaatan dib u dhiska dalka iyo taageerada ciidamada

Muqdisho (SNTV)- Qaar kamid ah salaadiinta iyo aqoonyahanada Soomaaliyeed ee kunool qurbaha ayaa wada dadaallo qurba joogta Soomaaliyeed loogu wacyigelinayo sidii ay uga qeyb...

Ugu Akhris Badan