Wararka

Mareykanka oo caawimaadka dhaqaale ka joojiyay Falastiin

Muqdisho August 25 (SNTV):– Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray in in ka badan  $200m (£155m) oo ah caawimaad dhaqaale oo Mareykanka u qoondeeyay...

koox ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab oo lagu khaarajiyey Gobolka Baay

Muqdisho August 25 (SNTV):- Howlgalka lagu khaarajiyey Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab ayaa ka dambeeyey kadib markii maleeshiyaadkaasi ay weerar kusoo qaadeen deegaanka Daynuunaay oo...

Askar iyo Saraakiil loo xiray Musuq

Muqdisho (SNTV)- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 28 Xubnood oo isugu jira Ciidamada dowladda iyo saraakiil ciidan loo xiray falal la...

Fanaaniinta kooxaha Ciidanka Qalabka sida oo la mideynayo

Muqdisho (SNTV)- Munasabad lagu dhiiraglinaya Ciidamada Asluubta iyo booliska islamarkaan  lagu walaleenayay Fanaaninta onkood  heegan iyo fanaanita kooxaha kale ee ciidmada ayaa lagu qabtay...

Mareykanka: amniga Soomaaliya cuddud ciidan Kaliyah xal uma ahan

Dowladda Mareykanka ayaa sheegay in xalka Amniga ee Soomaaliya uusan noqon Karin oo Kaliyah Cuddud ciidan. Madaxweynaha Dalka Mareykanka Donald Trump ayaa dhowaan Safiirka  Mareykanka...

Ugu Akhris Badan