Wararka

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedalka Cimilada Puntland oo La dhaariyay

Muqdisho September 24 (SNTV);-Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24 Sep 2018 qasriga Madaxtooyada Maamulka Puntland ee Magaalada Boosaaso lagu dhaariyey Wasiirka Wasaaradda Deegaanka...

Dagaal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Buurhakaba

Muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoomiyaha Degmada Buurhakaba ee gobolka Baay Maxamed Ibraahim Nuur oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyey dagaal Maleeshiyaadka Al-shabaab...

Wasaarada waxbarashada dowlada soomaaliya oo sheegtay inay muhiim tahay in lagawada qeybqaato horumarinta waxbarashada dalka

Muqdisho September 24 (SNTV);-Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay...

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Khaarijiyay degmada Qoryooleey

muqdisho September 24 (SNTV);-Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xalay Kooxda argagixisada Al-Shabaab weerar ku...

Shacabka Deegaanka Wisil oo baaq u jeediyay maamulka Galmudug

Maamulka iyo Shacabka Deegaanka Wasil ee Gobolka Mudug ayaa qeyladhaan xooggan ka muujiyay Xaalado Bini aadanimo oo ka taagan Deegaankaasi. Deegaanka Wasil ayaa ka mid...

Ugu Akhris Badan