Wararka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda

Muqdisho(SONNA);- Si loogu mahadceliyo laguna dhiiri galiyo ayuu Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar Shahaandooyin abaal...

Kullan looga hadlayay soo bandhigida Xogta Dowladda iyo sidii la isugu xiri lahaa oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho(SNTV);- Kulan Wasaaraddeedkaan sare oo ah barnaamij isku xira hey’adaha dowladda, gaar ahaan Wasaaradaha oo qeyb ka ah daah-furnaanta dowladda waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Koonfur Afrika oo ka hadlay dhaca iyo boobka lagu hayo Soomaalida.

Koonfur Afrika(SNTV);- Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dhamaadka bishii hore tuulooyin hoos taga magaalada Johanesburg ee dalka koofur afrika laga barakiciyay...

Dabaysha Isbaddal Ee Geeska Afrika Oo Ganacsi U Fureysa Soomaaliya

Dabaysha Isbaddal Ee Geeska Afrika Oo Ganacsi U Fureysa Soomaaliya Waxaa Qoray: Mudane Xasan Cali Khayre; Raysul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Maalmo yar ka...

Ra’iisul Wasaara Khayre Oo dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Qorshaynta oo dib-U-dhis iyo dayactir Lagu Samaynayo

Muqdisho, September 09, 2018 --Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta wasaaradda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha oo lagu...

Ugu Akhris Badan