Wararka

Ciidamada Amaanka oo hawlgal kasameeyay degmada Hilwaa

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed iyo Guddoomiyaha degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir Mudane Cabdixakiim Cumar Cabdulle ayaa xalay kormeeray xaafadaha kala...

Wasiirka Amniga oo sheegay inay War kasoo saari doonan dhacdadii kadhacday degmaad wadajir

Muqdisho(SNTV) Wasiirka Wasaaradda Amniga Maxamed Abuukar Islow “Duucaale” iyo Xildhibaan Samiira Xasan Cabdulle oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in...

Maxkamadda Ciidamada oo sii deysay eedeysanayaal lagu waayay dambi.

Muqdisho (SNTV)- Saldhiga degmada Dharkenley  ayaa 25ka bishii sagaalaad ee sanadkan u soo gudbiyay xafiisk Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka  Side eed ka dhan ah...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Xarunta Degmada Wadajir

Muqdisho(SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo xarigga ka jaray xarunta Degmada Wadajir ayaa sheegay in horumarka Gobolka...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay Shabakad Ku Howlaneed Daabicista Lacag Faalso Ah

Muqdisho (SNTV):-Ciidamada Amaanka ayaa Khamiistii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegnayd 18/10/2018 garoonka Muqdisho ku qabtay shakhsi doonayay in halkaasi kala dhoofo lacag...

Ugu Akhris Badan