Wararka

Ciidanka Ammaanka oo gacanta ku dhigay Xubno ka tirsan Kooxda Daacish

Muqdisho (SNTV)- War qoraal ah oo Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka ay ku baahisay barteeda Twitter-ka ayaa lagu sheegay in 19-ka November 2018...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Xal u helida Mushkiladaha dunida”Sawirro”

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiyaha Maxakamadda Sare JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Luckow ee dalka India kaga qeyb-galay kulan looga hadlayay xal u...

Shaqaallaha Guddiga la-socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BFS oo Tababar loo furay

Muqdisho (SNTV)- Shaqaallaha guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka ee BFS ayaa tababar maanta uga furmay  xarunta guddiga ee magaaladda Muqdisho. Tababarkaan ayaa waxa...

Wasiiro ka tirsan XFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu soo afjarayay tartan isboorti oo loo qabtay ardeyda jaamacadda Ummadda

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare  ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre iyo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed...

Maleeshiyada Al shabaab oo laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud

Muqdisho (SNTV) Argagaxisada Alshabaab ayaa laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud ka dib Weerar Qorshaysan oo ay ku qaadeen Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug waxaana...

Ugu Akhris Badan