Wararka

Madaxweyne Farmaajo “Weeraradan oo kale nagama hor istaagayaan in aan sii xoojinno dhiiranaanteenna ku aaddan in aan ka adkaano aragagixisada”

Muqdisho, Diseembar 22, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii bahalnimada ahaa...

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo tababar usoo Xirey 81 dhaqaatiir ah oo kubiiray ciidamada Xoogga

Muqdisho December 22 (SNTV):-Ku dhawaad 81 oo isku jir Dhakhaatiir kalkaaliyaal Sheebriste oo mudado labo bilaad ah qaadey tababar  kor loogu qaadayaya  aqoontooda Kuna...

Wasiir Oomaar oo beeniyay in loo xeray musuq maasuq “Dhegeyso”

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Soomaaliya Maxamed cabdullaahi Salaad (oomaar) ayaa beeniyay warar ay baahiyeen warbaahinta qaar kaa soo sheegayay in wasiirka loo xeray...

Kumuu ahaa Wariye Cawil Daahir Salaad oo maanta argagixisadu dileen?

Allaha u naxariistee Cawil Daahr Salaad oo ka mid ahaa wariyeyaasha ugu caansan Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday qarax gaari loo adeegsaday oo argagixisadu...

Ciidamada amniga oo Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii qaraxdii Maanta ee Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Ciidanka amniga Qaranka oo kaashanaya Shacabka ayaa Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii howlgalka qaraxyadii Al-shabab ee Maanta lagu gumaaday Ummadda Soomaaliyeed iyo wadahii Gaarigii danbe...

Ugu Akhris Badan