Wararka

Hooyo Suldaano Bare, Bulshada wayday.!!!

Hooyo Suldaano Muuse Caddow, waxay ka mid ahayd Macalimiinta Soomaaliyeed ee mudada dheer waqtigooda u huray waxbarista, iyo kobcinta garaadka dadka Soomaaliyeed ee waxbaranaya. Halganka...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo sheegay in sanadka soo socda la kordhin doono tirada Xujeyda Soomaaliyeed.

(SNTV):-Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Xildhibaan, Sheekh Nuur Maxamed Xassan ayaa dalka sacuudiga waxaa uga bilowday booqasho rasmi ah oo uu maalmo...

Xukun dil ah oo lagu fuliyay dhagar qabe qaraxyada u qaabilsanaa Alshabaab

Maxakamadda Darajada Kowaaad ee  ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay dhagar qabe ka tirsanaa Maleeshiyaadka ALshabaab,kaasi oo qeyb...

Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay Qaraxyadii Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (SNTV):- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa cambaareeyay weerarradii Qaraxyada ahaa ee maanta Caasimadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Cambaareeyay Qaraxyadii maanta

Muqdisho(SNTV):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa qoraal kasoo baxay xafiiskiisa lagu cambaareeyay Labadadii qarax ee kooxaha...

Ugu Akhris Badan