Wararka

Shirweynaha Qaran ee Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran oo maalintii labaad galay

Muqdisho (SNTV)- Waxaa maalintii labaad galay Shirweynaha Qaran ee Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran, kaasi oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo La Kulmay Madaxweyne Ku-xigeenka Bangiga Horumarinta Islaamka

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan ku sugnaa dalka Sucuudi Carabiya...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Muqdisho (SNTV) Xarunta Akademiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee AGA ayaa soo qaban qaabisay Munaasabadan lagu weyneynayay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo taas oo maanta...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda.

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda si loo dardar geliyo hal-beegyada ku jira...

Maamulka Guud ee Madaxtooyada JFS oo shaqaalaha Madaxtooyada ku ammaanay kaalinta ay ku leeyihiin Olalaha Isxilqaan

Muqdisho (SNTV):-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada  JFS Drs Aamina Sicii Cali oo hoggaaminaysay shaqaalaha Madaxtooyada Qaranka oo kaltankii seddaxaad maanta ka qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan...

Ugu Akhris Badan