Wararka

Wasaaradda Cadaaladda oo tababar u furtay Haween ka kala socday degmooyinka gobolka Banaadir

Muqdisho (SNTV) Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa loo qabtay Haween ka kala socday...

Wasaaradda warfaafinta oo tababar u furtay ku dhawaad 30 wariye

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ayaa maanta oo sabti ah u furtay 25 saxafi oo ka kala socda warbaahinta dawladda, dalwlada gobaleedyada iyo...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galaya xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Puntland

Garoowe, Jan 26, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Goboleedka...

Howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab oo ka socda Jubbooyinka

Kismaayo (SNTV) Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa tilmaamaya in Ciidamada Jubbaland iyo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo iskaashanaya ay...

Qaban qaabada caleema saarka madaxweyne Deni oo Garowe ka socota

Garowe (SNTV) Munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Puntaland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka soconaysa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland,iyadoo ay halkaasi gareen wafuud kaladuwan. Waxaa munaasabadaasi...

Ugu Akhris Badan