Wararka

R/wasaare Kheyre oo xalay kormeer ku sameeyey qeybo kamid ah Muqdisho+sawirro

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa xalay kormeer ku sameeyey Waddooyinka oo uu maamulka Gobolka Banaadir  ka wado Howlaha Nadafadeed, wuxuuna qaybo ka...

Dowladda Koonfurta Suudaan oo balan qaday in wax laga qabanayo culeysyada heysta ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho, (SNTV):-Kulanka saaka ka dhacay xafiiska Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta dalka Koonfurta Suudaan Salvatore Garang ayaa waxaa yeeshay Wasiirka iyo Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u...

Masuuliyiin ka tirsan Dawladda oo Garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyey Maxaabiis laga soo daayey dalka Uganda

Muqdisho (SNTV):- Lix Muwaadiniin Soomaali ah oo tan iyo 2014-kii  ku xirnaa Dalka Uganda ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii Dowladda...

Madaxweyne Trump oo ku hanjabay in uu baajinayo kulan uu la lahaa Putin

Muqdisho (SNTV):-Madaxweynaha Mareykanka Donalda Trump oo la hadlayay Jariiradda -The Washington Post- ayaa ku hanjabay in uu qaadacayo kulan loo madlanaa in uu la...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo casho Sharaf u Sameeyay Wafdiga Golaha Amniga Iyo Nabadda Midawga Afrika+Sawirro.

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa casho sharaf  hoygiisa ugu sameeyay wafdiga ka socda golaha amniga iyo nabadgelyada Midawga...

Ugu Akhris Badan