Wararka

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku tagay Baydhabo

Baydhabo (SNTV):- Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Kofi) oo uu wehliyo Ku xigeenkiisa Mudane Xasan Cabdulqaadir Maxamed...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo booqday goobta shilka diyaaradeed uu ka dhacay

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa galabta booqday goobta uu ka dhacay shilka diyaaradeed ee nawaaxiga Degmadda Bishoftu oo 47-Km dhanka K/bari...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ka Qayb Galay Janaasada Iyo Aaska Qaran Ee Wasiirkii Arrimaha Dastuurka XFS

 Maarso 10, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta ka qayb galay janaasada iyo aaska Qaran ee Muqdisho loogu...

Ciidamada Ammaanka oo hub kala duwan ka furtay Maleeshiyaadka Alshabaab

Muqdisho (SNTV):-Ciidamada Amniga ayaa Ka furtay hub kala duwan kooxda Argagixisada al-Shabaab Ka dib hawlgal ay Ka fuliyeen Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Habeenimadii...

Xoghayaha Joogtada Ah ee Xafiiska R/Wasaaraha oo La Kulmay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Jubaland

Kismaayo (SNTV):-Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha...

Ugu Akhris Badan