Wararka

Shir Hay’adaha Dastuurka oo ka Furmay Kismaayo

SNTV:-Waxaa magalada kismaayo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubbaland ka furmay shir u dhexeeya hay’adaha Dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed...

Xoghayaha aminga ee mamuulka Trump oo xilkii iska casishay

Xoghayaha  amniga gudaha Maraykanka Kirstjen Nielsen oo mas'uul ka ahayd qorshaha lagu dhisayay darbiga soohdinta Mexico ayaa  xilkii iska casishay xilkii,haweenaydan ayaa ku tilmaamtay "Sharaf"...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo shirka Baarlamaanada Aduunka uga qeyb galay magaalada Dooxa

Dooxa (SNTV):- Wafdi heer sare ah oo ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi...

Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Garowe lagu so dhaweeyey

Garowe (SNTV) Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay ku jireen Xildhibaano Golaha Shacabka ka tirsan iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Mareykanka

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wassaarha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba-baxay dalka Mareykanka. Mudane Xasan Cali Khayre iyo...

Ugu Akhris Badan