Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ku-xigeenka Xog-hayaha Difaaca Mareykanka

Washington (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington kula kulmay ku-xigeenka Xog-hayaha Difaaca Maraykanka, David L. Norquist. Kulanka ayaa...

Duqa Muqdisho oo sheegay in lala Xisaabtamayo Askarta Dilalka u geysta Darawalada Bajaajta

Abriil 13, 2019—Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka tacsiyeeyey labo muwaadin oo Ciidanka Booliska ay ku...

Maxaad ka taqaanaa derbiga dunida uga dheer(The Great Wall of China) ?

Beijing (SNTV)-Abaaro 8:10 daqiiqo subaxnimadii Jimcaha oo shallay ahayd ayaan aniga iyo koox weriyeyaal ahka baxnay halka aanu ka deganahay Magaalada Caasimada ah ee...

Africom”Waxaan Howlgal ku dilnay xubno ka tirsan Alshabaab”

Mqdisho (SNTV):-Warbixin ay soo saareen Taliska ciidamada Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo 11-kii bishaan ay beegsaday Al-shabaab lagu dilay 2-ka...

Soomaaliya oo heshiis taageero farsamo la saxiixatay UPU

Muqdisho (SNTV):- Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa heshiis kaalmo farsamo la saxiixatay Ururka Boostada Adduunka (UPU), kaas oo dalkeena looga caawin doono qaabka...

Ugu Akhris Badan