Wararka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Maamulaha USAID oo ku kulmay Washington

Washington (SNTV) –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, iyo maamulaha USAID, Mark Green, ayaa kulan ku yeeshay magaalada Washington ee dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Xuska Sanadguuradda 59-aad ee Ciidanka Xoogga dalka

 Abriil 11, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qaybaha kala...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Madaxa Hay’adda Lacagta Adduunka.

Khamiis , April 11, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee maalmahaan ku sugnaa magaalada Washington...

Safaaradda Soomaaliya ee Sudan oo Soomaalida dalkaasi ku nool ugu baaqday inay muujiyaan Taxadar dheeraad ah.

Khartoum (SNTV)- Safaaradda Soomaaliya ee ku leedahay Magaaladda Khartoum ee dalka Sudan  ayaa ugu baaqday Soomaalida ku nool dalkaasi inay muujiyaan Taxadar dheeraad ah,...

Xoogga dalka waa lafdhabarka Qarannimada Soomaaliya

12/4/1960kii  oo ku beegnayd 79 casho ka hor xornimadii dalka 1dii Luulyo 1960kii ayaa xukuumadii Daakhiliga ahayd ee dalka ka jirtay ee uu hogaaminayay...

Ugu Akhris Badan