Wararka

Howlgallo ay ciidamada amniga sameeyeen seddexdii billood ee lasoo dhaafay oo guuleystay

Hey’adaha Amniga dowladda Soomaaliya ayaa seddexdii bilood ee la soo dhaafay waxaa si isdabajoog ah gacantooda u soo galayey saraakiil sare oo ka tirsanaa...

Ciidamada xoogga oo fashiliyay qaraxyo “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Qeybta 27-aad ee ciidamada xoogga dalka ee ku sugan Degmada Buulo - Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa fashiliyay qaraxyo ay Malleeshiyada Al...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka waxabarashada oo gaaray Baladweyne

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiir...

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda oo ku wajahan Adis ababa 

Muqdisho (SNTV) Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdigiisa ayaa Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wada hadalka deyn cafinta u qaabilsan...

Kheyre oo Beydhabo Kula Kulmay Safiirrada & Wakiilada Beesha Caalamka U Fadhiya Soomaaliya

Baydhabo (SNTV) R/Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay safiirradda dalalka saaxiibka la ah Soomaaliya iyo wakiillada...

Ugu Akhris Badan