Wararka

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay shirka dib u heshiinta Galmudug:

Kooxda la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya sida African Union Mission in Somalia (AMISOM), Denmark, Ethiopia, European Union (EU), Germany, Intergovernmental Authority on Development (IGAD),...

Xawaalad Soomaaliyeed oo ku guuleysatay Xawaaladda ugu wanaagsan Sanadkan.

Bandhig loogu dabaal dagayay Xawaaladda Soomaaliyeed ee Taaj oo ku guuleysatay Xawaaladda ugu fiican ee sanadkaan ee dhaqan galisa sharciyada caalamiga ah ee Afrika.Abaal...

Ra’iisul wasaare Khayrre oo gaaray Baydhabo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda Kumeel gaarka ah ee Koonfur-Galbeed. Ammaanka Baydhabo ayaa si aad...

Askari dilay Seddax walaalo ah oo la Xukumay

Todobadii June  sanadkan ayaa lasoo xiray  dable xoogga  Xaashi Cali Maxamuud oo loo heysto dilka  Xasan Axmed Abuukar,  Xuseen Axmed Abuukar iyo Cabdullaahi Axmed...

R/Wasaare Khayre Oo Xeraale Geeyay dad loo barakiciyay isku dhaca beello walaallo ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Xeraale ee gobalka Galguduud,si uu u hubiyo dhaqan gelinta heshiiskii nabadeed ee...

Ugu Akhris Badan