Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeeda Xudur.

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka mudane Xasan Cali Kheyre oo maalimihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Baydhabo ayaa maanta ugasii gudbaya magaalada Xudur ee caasimadda...

Dr Baadiyow oo ka warbixiyay shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Waxaa lasoo gabagabeeyay wajigii koowaad ee shirka dib u heshiisiinta Galmudug kaas oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday dhammaan beelaha Galmudug magaalada...

Madaxweyne Waare Oo Guddoonsiiyay Motooro Qaar Ka Mid Ah Beeraleyda Beledweyne.

Maxadweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Guddoonsiiyay matooro loogu talo galay in lagu horumariyo beeraleyda Hirshabelle, waxaana Maamulka ka gacansiiyay...

Shirka 14aad ee qaramada midoobay ee xaalufinta degaanka, abaraha iyo isbadalka cimilada oo ka furmay dalka India+ Sawirro

Shirka 14aad ee qaramada midoobay ee xaalufinta degaanka, abaraha iyo isbadalka cimilada ayaa ka furmay dalka India waxa daahfurka shirka ka Soo qayb galay...

Madal lagu shaacinayay Guddiga qaran ee Tacliinta sare oo lagu qabtay Muqdisho.

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ayaa magacowday Guddiga tacliinta sare oo KMG ah kadib munaasabad lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabaddaasi oo aheyd mid...

Ugu Akhris Badan